Text copied!
Bibles in Somali

YASHUUCA 15:33-36 in Somali

Help us?

YASHUUCA 15:33-36 in Kitaabka Quduuska Ah

33 Oo dalka dooxadana waxay ku lahaayeen Eshtaa'ool, iyo Sorcaah, iyo Ashnaah,
34 iyo Saanoo'ax, iyo Ceyn Ganniim, iyo Tafuu'ax, iyo Ceynaam,
35 iyo Yarmuud, iyo Cadullaam, iyo Sokoh, iyo Caseeqaah,
36 iyo Shacarayim, iyo Cadiitayim, iyo Gedeeraah, iyo Gedeerootayim, oo iyana waa afar iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.
YASHUUCA 15 in Kitaabka Quduuska Ah