Text copied!
Bibles in Somali

XAAKINNADA 5:27-29 in Somali

Help us?

XAAKINNADA 5:27-29 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Oo cagaheeda agtooda ayuu ku foororsaday oo dhacay oo jiifsaday: Cagaheeda agtooda ayuu ku foororsaday oo dhacay: Oo meeshuu ku foororsaday ayuu ku dhacay isagoo meyd ah.
28 Siiseraa hooyadiis daaqadday wax ka eegtay oo qaylisay, Shabaggay ka qaylisay oo tidhi, Maxaa gaadhifaraskiisii u raagay? Oo maxaa dib u riday giringirihii gaadhifardoodkiisa?
29 Dumarkeedii caqliga lahaa way jawaabeen, Oo iyana way isu jawaabtay.
XAAKINNADA 5 in Kitaabka Quduuska Ah