Text copied!
Bibles in Somali

XAAKINNADA 3:21-22 in Somali

Help us?

XAAKINNADA 3:21-22 in Kitaabka Quduuska Ah

21 Oo Eehuudna wuxuu soo bixiyey gacantiisii bidix, oo wuxuu seeftii kala soo baxay dhinaca bowdadiisii midig, markaasuu Cegloon caloosha kaga muday,
22 oo xataa daabkiina waa galay afkii dabadiis, oo seefta afkeediina waxaa qariyey xaydhii, waayo, seeftii kama uu soo bixin calooshiisii; oo uus baa ka yimid.
XAAKINNADA 3 in Kitaabka Quduuska Ah