Text copied!
Bibles in Somali

XAAKINNADA 11:11-12 in Somali

Help us?

XAAKINNADA 11:11-12 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Markaasuu Yeftaah raacay odayaashii reer Gilecaad oo dadkiina waxay isagii ka dhigteen madax iyo ugaas iyaga ka sarreeya; oo Yeftaah wuxuu hadalkiisii oo dhan Rabbiga ugu sheegay Misfaah.
12 Markaasuu Yeftaah wargeeyayaal u diray boqorkii reer Cammoon, oo wuxuu ku yidhi, War maxaa inaga dhexeeya, oo maxaad iigu timid oo aad dalkayga iigu la diriraysaa?
XAAKINNADA 11 in Kitaabka Quduuska Ah