Text copied!
Bibles in Somali

XAAKINNADA 10:1 in Somali

Help us?

XAAKINNADA 10:1 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Markaasaa Abiimeleg dabadiis waxaa u kacay inuu reer binu Israa'iil badbaadiyo Toolac ina Fuwaah oo ahaa ina Doodoo, oo reer Isaakaar ahaa, oo wuxuu degganaa Shaamiir oo ku tiil dalkii buuraha lahaa oo reer Efrayim.
XAAKINNADA 10 in Kitaabka Quduuska Ah