Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 8:1-3 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 8:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Yaa ninka xigmadda leh la mid ah? Yaase wax micnihiisa yaqaan? Nin xigmaddiisu wejigiisay dhalaalisaa, oo adaygga wejigiisuna wuu beddelmaa.
2 Waxaan kugula talinayaa inaad boqorka amarkiisa dhawrtid, dhaartii Ilaah ee aad ku dhaaratay aawadeed.
3 Ha ku degdegin inaad hortiisa ka tagtid, wax shar ahna ha ku sii adkaan, waayo, isagu wuxuu sameeyaa wax alla wuxuu ku farxo.
WACDIYAHII 8 in Kitaabka Quduuska Ah