Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 7:20-23 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 7:20-23 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Waayo, dhulka laguma arag nin xaq ah oo wanaag fala, oo aan dembaabin.
21 Wax kasta oo lagu hadlo ha dhegaysan, waaba intaasoo aad maqashaa addoonkaaga oo ku habaarayee.
22 Waayo, marar badan ayaa qalbigaagu og yahay inaad adba saasoo kale u habaartid kuwo kale.
23 Waxyaalahan oo dhan xigmad baan ku tijaabiyey. Waxaan is-idhi, Xigmad baan yeelan doonaa, laakiinse xigmaddii way iga fogayd.
WACDIYAHII 7 in Kitaabka Quduuska Ah