Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 7:16-18 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 7:16-18 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Aad xaq ha u noqon oo hana iska dhigin mid aad xigmad u leh, waayo, bal maxaad isu baabbi'inaysaa?
17 Aad sharrow ha u noqon, oo nacasna ha noqon, waayo, bal maxaad wedkaaga ka hor u dhimanaysaa?
18 Waxaa kuu wanaagsan inaad tan xagsatid, oo aadan gacantaadana dib uga ceshan, waayo, kii Ilaah ka cabsada waxan oo dhan ayuu ka soo bixi doonaa.
WACDIYAHII 7 in Kitaabka Quduuska Ah