Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 5:13-14 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 5:13-14 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Waxaa jira wax shar ah oo aad u xun oo aan qorraxda hoosteeda ku arkay, waana maal badan oo uu kan lahu sii haysto oo uu waxyeello uun isu keeno.
14 Oo maalkaasu wax xun buu ku baabba'aa, oo kii lahaana wiil buu dhalay, laakiinse gacantiisa waxba kuma jiraan.
WACDIYAHII 5 in Kitaabka Quduuska Ah