Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 4:9-11 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 4:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Laba waa ka wanaagsan yihiin mid qudha, maxaa yeelay, abaalgud wanaagsan bay hawshooda ka helaan.
10 Waayo, hadday dhacaan, mid ba wadaygiis sare u qaadi doona, laakiinse waxaa iska hoogay kii markuu dhaco keligiis ah, oo aan lahayn mid kale oo sare u qaada.
11 Oo haddana haddii laba wada seexdaan way iskululeeyaan, laakiinse sidee baa mid keligiis ahu u kululaan karaa?
WACDIYAHII 4 in Kitaabka Quduuska Ah