Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 3:8-10 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 3:8-10 in Kitaabka Quduuska Ah

8 wakhti wax la jeclaado iyo wakhti wax la necbaado; wakhti dagaaleed, iyo wakhti nabdeed.
9 Kii shaqeeyaa bal maxaa faa'iido ah oo uu ka helaa hawshiisa uu ku hawshoodo?
10 Dhibaatadii Ilaah binu-aadmiga u siiyey inay ku hawshoodaan ayaan arkay.
WACDIYAHII 3 in Kitaabka Quduuska Ah