Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 3:1-2 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 3:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Wax kastaaba waxay leeyihiin wakhti u khaas ah, wax kasta oo samada ka hooseeyaaba waxay leeyihiin wakhti go'an.
2 Waxaa jira wakhti la dhasho, iyo wakhti la dhinto; wakhti wax la beero, iyo wakhti wixii la beeray la gurto;
WACDIYAHII 3 in Kitaabka Quduuska Ah