Text copied!
Bibles in Somali

WACDIYAHII 1:5-6 in Somali

Help us?

WACDIYAHII 1:5-6 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo qorraxduna way soo baxdaa, oo haddana way dhacdaa, oo waxay ku degdegtaa meeshii ay ka soo baxdo.
6 Dabayshu waxay tagtaa xagga koonfureed, oo haddana waxay u soo rogmataa xagga woqooyi, oo had iyo goorba way wareegtaa, oo dabayshu waxay ku soo noqotaa wareeggeedii.
WACDIYAHII 1 in Kitaabka Quduuska Ah