Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 24:15-16 in Somali

Help us?

TIRINTII 24:15-16 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Markaasuu hadalkiisii sii watay oo wuxuu yidhi, Balcaam ina Becoor wuxuu leeyahay, Oo ninkii ishiisu daboolnaan jirtay wuxuu leeyahay,
16 Wuxuu leeyahay kii erayadii Ilaah maqla, Oo yaqaan aqoonta Kan ugu sarreeya, Oo tusniintii Ilaaha Qaadirka ah arka, Oo dhaca, isagoo indhihiisu furan yihiin,
TIRINTII 24 in Kitaabka Quduuska Ah