Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 20:13-14 in Somali

Help us?

TIRINTII 20:13-14 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Kuwanu waa biyihii Meriibaah, maxaa yeelay, reer binu Israa'iil way la dirireen Rabbiga, oo wuxuu iyaga tusay inuu quduus yahay.
14 Markaasaa Muuse kuwa farriin wada Qaadeesh uga diray boqorkii reer Edom, oo wuxuu ku yidhi, Annagoo ah walaalahaa ilma Israa'iil waxaannu kugu leennahay, Waad garanaysaa dhibkii nagu soo dhacay oo dhan,
TIRINTII 20 in Kitaabka Quduuska Ah