Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 16:28-29 in Somali

Help us?

TIRINTII 16:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Markaasaa Muuse wuxuu yidhi, Tanaad ku ogaanaysaan in Rabbigu ii soo diray inaan waxyaalahan oo dhan sameeyo, waayo, anigu maankayga uun kama samayn.
29 Haddii nimankanu ay u dhintaan sida caadiga u ah dadka oo dhan, ama iyaga loo booqdo sida dadka oo dhan loo soo booqdo, markaas Rabbigu ima uu soo dirin.
TIRINTII 16 in Kitaabka Quduuska Ah