Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 15:37-40 in Somali

Help us?

TIRINTII 15:37-40 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Kolkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,
38 Reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad iyaga ku amartaa inay iyagu ab ka ab farqiyaan darfaha dharkooda, iyo inay faraqa daraf kasta u yeelaan xadhig buluug ah.
39 Oo wuxuu idiin noqonayaa faraq aad fiirsataan oo aad Rabbiga amarradiisii oo dhan ku xusuusataan inaad samaysaan, si aydaan u raacin qalbigiinna iyo indhihiinna aad daacadnimola'aan ku raaci jirteen,
40 laakiinse aad xusuusataan oo aad samaysaan amarradayda oo dhan, oo aad quduus uu ahaataan Ilaahiinna.
TIRINTII 15 in Kitaabka Quduuska Ah