Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 15:34-35 in Somali

Help us?

TIRINTII 15:34-35 in Kitaabka Quduuska Ah

34 Oo markaasay xidheen, maxaa yeelay, waxa isaga lagu samayn lahaa ayaan weli la caddayn.
35 Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Ninka hubaal waa in la dilaa, oo shirka oo dhammu waa inay isaga xerada dibaddeeda ku dhagxiyaan.
TIRINTII 15 in Kitaabka Quduuska Ah