Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 13:25-26 in Somali

Help us?

TIRINTII 13:25-26 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Oo markay afartan maalmood dalkii soo basaaseen dabadeed ayay ka soo noqdeen.
26 Markaasay tageen oo Muuse iyo Haaruun iyo shirkii reer binu Israa'iil oo dhan ugu yimaadeen cidladii Faaraan iyo tan iyo Qaadeesh, oo iyagii iyo ururkii oo dhan war bay u keeneen, oo waxay soo tuseen midhihii dalka.
TIRINTII 13 in Kitaabka Quduuska Ah