Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 11:8 in Somali

Help us?

TIRINTII 11:8 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Dadku way warwareegi jireen oo soo urursan jireen, markaasay mixdin ku daqiijin jireen, amase mooye ku tumi jireen, oo dheryay ku karsan jireen, oo moofo bay ka samaysan jireen; oo dhadhankeeduna wuxuu ahaa sida dhadhanka wax saliid lagu sameeyey.
TIRINTII 11 in Kitaabka Quduuska Ah