Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 11:4-5 in Somali

Help us?

TIRINTII 11:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo dadkii badnaa oo isku darsanaa oo iyaga ku dhex jirayna aad bay wax ugu jeeleen. Oo reer binu Israa'iilna mar kalay ooyeen, oo waxay yidhaahdeen, Bal yaa hilib aannu cunno na siinaya?
5 Annagu waxaannu xusuusan nahay kalluunkii aannu Masar lacagla'aan uga cuni jirnay, iyo khajaarkii, iyo batiikhii, iyo basashii cagaarka ahayd, iyo basashii guduudnayd, iyo toontii.
TIRINTII 11 in Kitaabka Quduuska Ah