Text copied!
Bibles in Somali

TIRINTII 10:25-26 in Somali

Help us?

TIRINTII 10:25-26 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Oo haddana calankii xeradii reer Daan oo ugu wada dambeeyey xerooyinka oo dhan ayaa baxay siday ciidammadoodu ahaayeen, oo ciidankiisana waxaa u sarreeyey Axiiceser ina Cammiishadday.
26 Oo qabiilka reer Aasheer ciidankoodana waxaa u sarreeyey Fagcii'eel ina Cokraan.
TIRINTII 10 in Kitaabka Quduuska Ah