Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 9:9-10 in Somali

Help us?

SABUURRADII 9:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Oo weliba Rabbigu wuxuu kuwa la dulmay u noqon doonaa magangal. Oo kolkii ay dhibaataysan yihiinna magangal buu u ahaan doonaa,
10 Oo kuwa magacaaga yaqaanna way isku kaa hallayn doonaan, Waayo, adigu Rabbiyow, ma aad dayrisid kuwa ku doondoona.
SABUURRADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah