Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 9:17-19 in Somali

Help us?

SABUURRADII 9:17-19 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Kuwa sharka lahu waxay ku noqonayaan She'ool, Waana quruumaha Ilaah illoobay oo dhan.
18 Waayo, kan baahan mar walba lama illoobi doono, Oo masaakiinta waxfilashadooduna weligeed ma baabba'sanaan doonto.
19 Rabbiyow, sara joogso, oo dadku yaanay adkaan. Quruumaha hortaada ha lagu xukumo.
SABUURRADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah