Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 94:4-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 94:4-8 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Way bulxamaan, oo kibir bay ku hadlaan, Oo xumaanfalayaasha oo dhammu way faanaan.
5 Rabbiyow, iyagu waxay burburiyaan dadkaaga, Oo dhaxalkaagay silciyaan.
6 Carmalka iyo shisheeyaha ayay laayaan, Oo agoontay nafta ka qaadaan.
7 Oo waxay isyidhaahdaan, Waxan Rabbigu ma arki doono, Oo Ilaaha reer Yacquubna kama fikiri doono.
8 Kuwiinna doqonnada ah oo dadka ku dhex jirow, fiirsada, Oo kuwiinna nacasyada ahow, goormaad caqli yeelanaysaan?
SABUURRADII 94 in Kitaabka Quduuska Ah