Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 94:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 94:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Way bulxamaan, oo kibir bay ku hadlaan, Oo xumaanfalayaasha oo dhammu way faanaan.
5 Rabbiyow, iyagu waxay burburiyaan dadkaaga, Oo dhaxalkaagay silciyaan.
SABUURRADII 94 in Kitaabka Quduuska Ah