Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 94:3-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 94:3-4 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Rabbiyow, kuwa sharka lahu ilaa goormay, Kuwa sharka lahu ilaa goormay guulaysanayaan?
4 Way bulxamaan, oo kibir bay ku hadlaan, Oo xumaanfalayaasha oo dhammu way faanaan.
SABUURRADII 94 in Kitaabka Quduuska Ah