Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 94:2-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 94:2-6 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Xaakinka dunidow, sara joogso, Oo kuwa kibray abaalkooda mari.
3 Rabbiyow, kuwa sharka lahu ilaa goormay, Kuwa sharka lahu ilaa goormay guulaysanayaan?
4 Way bulxamaan, oo kibir bay ku hadlaan, Oo xumaanfalayaasha oo dhammu way faanaan.
5 Rabbiyow, iyagu waxay burburiyaan dadkaaga, Oo dhaxalkaagay silciyaan.
6 Carmalka iyo shisheeyaha ayay laayaan, Oo agoontay nafta ka qaadaan.
SABUURRADII 94 in Kitaabka Quduuska Ah