Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 92:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 92:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Waayo, Rabbiyow, waxaad igaga farxisay shuqulkaagii, Oo shuqullada gacmahaagana waan ku guulaysan doonaa.
5 Rabbiyow, shuqulladaadu waaweynaa! Oo fikirradaaduna aad bay u mool dheer yihiin.
SABUURRADII 92 in Kitaabka Quduuska Ah