Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 92:2-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 92:2-6 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Iyo in raxmaddaada aroorta la muujiyo, Habeen kastana aaminnimadaada,
3 Iyo in loogu heeso alaabta muusikada oo tobanka xadhig leh, iyo shareeradda, Iyo dhawaaqa kataaradda.
4 Waayo, Rabbiyow, waxaad igaga farxisay shuqulkaagii, Oo shuqullada gacmahaagana waan ku guulaysan doonaa.
5 Rabbiyow, shuqulladaadu waaweynaa! Oo fikirradaaduna aad bay u mool dheer yihiin.
6 Doqonku taas ma yaqaan, Kii nacas ahuna ma garan karo.
SABUURRADII 92 in Kitaabka Quduuska Ah