Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 92:1-2 in Somali

Help us?

SABUURRADII 92:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Waa wanaagsan tahay in Rabbiga lagu mahadnaqo, Iyo in magacaaga ammaan loogu gabyo, Ilaaha ugu sarreeyow,
2 Iyo in raxmaddaada aroorta la muujiyo, Habeen kastana aaminnimadaada,
SABUURRADII 92 in Kitaabka Quduuska Ah