Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 91:14-15 in Somali

Help us?

SABUURRADII 91:14-15 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Rabbigu wuxuu yidhi, Isagu aad buu ii jeclaaday, oo sidaas daraaddeed ayaan u samatabbixin doonaa, Meel sare ayaan ku fadhiisin doonaa, maxaa yeelay, magacayguu yiqiin.
15 Wuu i baryi doonaa, oo waan u jawaabi doonaa, Oo markuu dhibaataysan yahay, waan la jiri doonaa, Oo waan samatabbixin doonaa, waanan murwayn doonaa.
SABUURRADII 91 in Kitaabka Quduuska Ah