Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:8-9 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Rabbiyow Ilaaha ciidammadow, Bal yaa sidaada u xoog badan, Rabbiyow? Aaminnimadaadu hareerahaagay ku wareegsan tahay.
9 Adigaa u taliya badda kibirkeeda, Oo markii hirarkeedu kacaan adigaa dejiya.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah