Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:6-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waayo, bal yaa cirka ku jira oo Rabbiga lala simi karaa? Bal yaase ku dhex jira wiilasha kuwa xoogga badan oo Rabbiga la mid ah,
7 Kaas oo ah Ilaaha ugu cabsida badan guddiga kuwa quduuska ah, Oo waajibka tahay in kuwa hareerihiisa ku wareegsan oo dhammu ay ka cabsadaan.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah