Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:40-43 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:40-43 in Kitaabka Quduuska Ah

40 Deyrarkiisii oo dhan waad dumisay, Oo qalcadihiisii oo dhanna waad burburisay.
41 Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay dhacaan, Oo derisyadiisana wuxuu u noqday cay.
42 Waxaad kor u qaadday midigtii kuwii dulmayay, Cadaawayaashiisii oo dhanna waad ka farxisay.
43 Oo weliba afka seeftiisana dib baad u celisaa, Isagiina kama aad dhigin inuu dagaalka ku sii adkaysto.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah