Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:37-39 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:37-39 in Kitaabka Quduuska Ah

37 Oo wuxuu weligiisba u sii jiri doonaa sida dayaxa, Iyo sida markhaatiga daacadda ah oo cirka jooga. (Selaah)
38 Laakiinse adigu waad xoortay oo waad nacday, Oo waxaad u cadhootay kaaga subkan.
39 Axdigii addoonkaaga waad nacday, Oo taajkiisiina waad nijaasaysay oo dhulka ku tuurtay.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah