Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:22-24 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:22-24 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Cadowgu ma dulmi doono, Wiilka sharnimaduna ma dhibi doono.
23 Oo cadaawayaashiisa hortiisaan ku wada burburin doonaa, Oo kuwa isaga necebna waan layn doonaa.
24 Laakiinse aaminnimadayda iyo naxariistaydu isagay la jiri doonaan, Oo geeskiisana waxaa lagu sarraysiin doonaa magacayga.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah