Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:11-12 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:11-12 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Samooyinka adigaa iska leh, dhulkana adigaa iska leh, Dunida iyo waxaa ka buuxana adigaa aasaasay.
12 Woqooyi iyo koonfurba adigaa abuuray, Taaboor iyo Xermoonba magacaagay ku reyreeyaan.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah