Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 88:2-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 88:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Baryootankaygu hortaada ha yimaado, Oo qayladayda dhegta u dhig,
3 Waayo, naftayda waxaa ka buuxa dhibaatooyin, Oo noloshayduna waxay ku dhowaanaysaa She'ool.
SABUURRADII 88 in Kitaabka Quduuska Ah