Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 85:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 85:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Ilaaha Badbaadadayadow, na soo celi, Oo dhirifkaaga naga jooji.
5 Miyaad weligaaba noo cadhaysnaanaysaa? Oo xanaaqaaga miyaad sii dheeraynaysaa tan iyo ka ab ka ab?
SABUURRADII 85 in Kitaabka Quduuska Ah