Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 83:12-17 in Somali

Help us?

SABUURRADII 83:12-17 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Kuwaas oo isyidhi, War aan iska qaadanno oo hantinno Ilaah degmooyinkiisa.
13 Ilaahayow, iyaga ka dhig sida boodhka warwareega, Iyo sida xaab dabaysha ka horreeya,
14 Sida dabka duurka guba, Iyo sida ololka buuraha huriya,
15 Sidaasoo kale iyaga duufaankaaga ku eri, Hufadaadana ku cabsii.
16 Rabbiyow, wejigoodu wareer ha ka buuxsamo, Si ay magacaaga u doondoonaan.
17 Weligood ha ceeboobeen, hana baqeen, Ha wareereen, hana baabbe'een,
SABUURRADII 83 in Kitaabka Quduuska Ah