Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 81:8-10 in Somali

Help us?

SABUURRADII 81:8-10 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Dadkaygiiyow, bal i maqla, Oo anna waan idiin digi doonaa, Reer binu Israa'iilow, bal haddaad i maqli lahaydeen!
9 Waa inaan ilaah qalaad idinku dhex jirin, Oo waa inaydaan innaba ilaah qalaad caabudin.
10 Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, Oo kaa soo bixiyey dalkii Masar, Afkaaga aad u kala qaad, oo anna waan buuxin doonaa.
SABUURRADII 81 in Kitaabka Quduuska Ah