Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 78:9-11 in Somali

Help us?

SABUURRADII 78:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Reer Efrayim iyagoo hub iyo qaansooyin sita Ayay maalintii dagaalka dib u noqdeen.
10 Axdigii Ilaah ma ay xajin, Oo waxay diideen inay sharcigiisii ku socdaan,
11 Oo waxay illoobeen falimihiisa Iyo shuqulladiisii yaabka badnaa oo uu iyaga tusay.
SABUURRADII 78 in Kitaabka Quduuska Ah