Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 78:70-71 in Somali

Help us?

SABUURRADII 78:70-71 in Kitaabka Quduuska Ah

70 Wuxuuna doortay addoonkiisii Daa'uud, Oo wuxuu isaga ka soo waday xeryaha idaha,
71 Wuxuu ka soo waday laxihii ilmo nuujinayay oo uu raacayay, Inuu daajiyo reer Yacquub oo dadkiisa ah, iyo reer binu Israa'iil oo dhaxalkiisa ah.
SABUURRADII 78 in Kitaabka Quduuska Ah