Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 78:50-51 in Somali

Help us?

SABUURRADII 78:50-51 in Kitaabka Quduuska Ah

50 Isagu cadhadiisii wadduu u sameeyey, Oo naftoodiina dhimasho ugama uu lexejeclaan, Laakiinse noloshoodii wuxuu u daayay belaayada,
51 Oo wuxuu dalkii Masar ku laayay curadyadii oo dhan, Kuwaas oo ahaa xooggoodii u horreeyey oo uu ku dhex laayay teendhooyinkii Xaam,
SABUURRADII 78 in Kitaabka Quduuska Ah