Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 78:28-30 in Somali

Help us?

SABUURRADII 78:28-30 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Oo wuxuu ku soo daadiyey xeradooda dhexdeeda, Iyo rugahooda hareerahooda.
29 Sidaas daraaddeed iyagii way cuneen, oo aad bay uga dhergeen, Oo isna wuxuu iyagii siiyey wixii ay u jeellanaayeen.
30 Iyagu jeelkii damacooda kama ay xiisa dhicin, Oo cuntadoodii weli afkooday ku jirtay,
SABUURRADII 78 in Kitaabka Quduuska Ah