Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 78:19-20 in Somali

Help us?

SABUURRADII 78:19-20 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Oo Ilaah bay wax ka sheegeen, Oo waxay yidhaahdeen, Ilaah ma miis buu cidlada ku diyaarin karaa?
20 Bal eeg, dhagaxii ayuu wax ku dhuftay, markaasaa biyo ka soo buqdeen Oo durdurraa ka soo buuxdhaafay, Haddaba miyuu kibisna bixin karaa? Miyuu dadkiisa hilib siin karaa?
SABUURRADII 78 in Kitaabka Quduuska Ah