Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 74:18-20 in Somali

Help us?

SABUURRADII 74:18-20 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Rabbiyow, xusuuso in cadowgu caytamay, Iyo in dad nacas ahu magacaaga caayay.
19 Qoolleydaada nafteeda ha u gacangelin dugaagga, Weligaaba ha illoobin nafta masaakiintaada,
20 Bal soo fiiri axdigaaga, Dhulka meelihiisa gudcurka ah waxaa ka buuxa hoyaalka dulmiga.
SABUURRADII 74 in Kitaabka Quduuska Ah