Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 74:10-13 in Somali

Help us?

SABUURRADII 74:10-13 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Ilaahow, ilaa goormaa cadowgu caytamayaa? Cadowgu miyuu magacaaga caayayaa weligiisba?
11 Bal maxaad gacantaada midig dib ugu celisaa? Laabtaada ka soo bixi oo iyaga baabbi'i.
12 Laakiinse Ilaah waa boqorkayga tan iyo waa hore, Isagoo badbaadin ka dhex samaynaya dhulka.
13 Xooggaagaad badda ku kala qaybisay, Oo masbadeedyada ku dhex jirana madaxaad ka jebisaa.
SABUURRADII 74 in Kitaabka Quduuska Ah