Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 73:5-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 73:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Iyagu dhib kuma jiraan sida dadka kale, Oo sida dadka kalena uma belaayaysna.
6 Sidaas daraaddeed kibir wuxuu yahay sida silsilad qoorta u sudhan, Oo dulmi bay sida maro u huwan yihiin.
7 Indhahoodu baruur bay la bararsan yihiin, Oo waxay haystaan in ka sii badan waxa qalbigoodu doonayo.
SABUURRADII 73 in Kitaabka Quduuska Ah